Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray magaalada Baydhabo

0
251

Talaado, Janaayo, 15, 2019 (HOL)-Wafdi uu horkacayo madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyaga oo halkaa uga qeybgalaya munaasabada calleemo saarka madaxweynaha Koonfur Galbeed.




SOURCE: Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray magaalada Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.