Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shuruud ku xirey wadahadallada Soomaaliland

0
182

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shuruud ku xirey wadahadallada Soomaaliland
Jimco, June, 08, 2018 (HOL)- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar (Camey) wuxuu beeniyay inuu wada hadal u socda Puntland iyo Soomaaliland, markii ay soo baxday in xubno ka mid ah beesha caalamka ay wadaan waan waan ku saabsan siddii loo qaboojin lahaa xiisada colaadeed ee u dhaxeysa.

READ MORE : Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shuruud ku xirey wadahadallada Soomaaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.