Madaxweyne Lafgareen oo kulan la qaatay laamaha Amniga Koonfur Galbeed

0
402

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed ee weli aan la caleemo saarin Cabdi Casiis Xasan Maxamed(Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magalada Baydhabo waxa u kulan kula qaatay laamaha Amniga deegaanada Maamulkaas. Madaxweyne Laftagareen iyo laamaha amniga deegaanada Koonfur Galbeed ayaa ka wada hadlay dardargalinta Amniga deeganada Koonfur Galbeed iyo Xoojinta la-dagaalanka Al-Shabaab oo deegaanada ka mid […]




SOURCE: Madaxweyne Lafgareen oo kulan la qaatay laamaha Amniga Koonfur Galbeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.