Madaxweyne Mustafe Cagjar oo la kulmaya xubno ka tirsan ONLF

0
76

Gelinka dambe ee Maanta ayaa la filayaa in wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Mustafa Cagjar ay gaaraan Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eletariya. Ujeedka wafdiga ayaa waxaa lagu sheegay inay halkaasi kula kulmi doonaan Madaxda Sare ee Jabhadda ONLF oo mudo badan dagaal kula jirtay Itoobiya balse heshiis laga gaaray dagaalkaas. Madaxweyne […]




SOURCE: Madaxweyne Mustafe Cagjar oo la kulmaya xubno ka tirsan ONLF

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.