Madaxweyne Muuse Biixi oo xafiiskiisa ku qaabiley safiir ka socda wadanka Turkiga

0
236

Isniin, Janaayo, 07, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Amb. Mehmet Yilmaz oo ka socda dalka Turkiga oo booqasho ku yimid Somaliland.




SOURCE: Madaxweyne Muuse Biixi oo xafiiskiisa ku qaabiley safiir ka socda wadanka Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.