Madaxweyne Trump oo Dhalleeceyay RW Trudeau

0
173

Madaxweyne Trump oo Dhalleeceyay RW Trudeau
Axad, June, 10, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegey in wakiiladiisa aysan saxiixan war martiyeedka dalalka G-7 ee shirka ku lahaa dalka Kanada Jimcihii iyo Sabtidi, kadib markii uu dhibsaday war uu soo saaray reysal wasaaraha Kanada, Justin Trudeau, xilli uu Trump shirka ka soo tagay.

READ MORE : Madaxweyne Trump oo Dhalleeceyay RW Trudeau

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.