Madaxweyne Trump oo isaga baxay heshiis caalami ah

0
42

Axad, July, 14, 2019 (HOL)-Madaxweyne Donald Trump ayaa ka baxay heshiiska Niyukleerka ee iran isaga oo ku xumaynaya madaxwaynihii ka horreeyay ee Barack Obama, sida ku cad warqad sir ah oo la soo dusiyay oo uu qoray safiirkii hore ee UK u fadhiyay Washinton.




SOURCE: Madaxweyne Trump oo isaga baxay heshiis caalami ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.