Madaxweyne Trump oo mar kale eedeeyey Dowladaha Isbahaysiga NATO.

0
270

Ilo-wareedyo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inuu Madaxweyne Donald Trump uu Kulan Degdeg ah oo ay albaabadda u xirnaa  la yeeshay Madaxda dalalka qeybta ka ah Isbahaysiga NATO oo haatan ku shirsan caasimadad dalka Belgium ee Brussels. Madaxweynuhu waxa uu Eedeyn cusub kula dul-dhacay Madaxdaas, oo ku aadan dhinaca Kharajka iyo Ganacsiga Europe. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Trump oo mar kale eedeeyey Dowladaha Isbahaysiga NATO.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.