Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ugu hambalyeeyey 1-da Luulyo

0
561

Madaxweynaha dalka Mareykanka  Donald Trump ayaa madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, ugu hambalyeeyay munaasabadda maalinta Xorriyadda wadanka ee 1-da Luulyo. Donald Trump Madaxweynaha dalka Mareykanka , ayaa hadalkiisa ku bilaabay: Mudane Madaxweyne, anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka  waxaan adiga iyo shacabka Soomaaliyeed u soo gudbinayaa dhambaal hambalyo ah oo ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ugu hambalyeeyey 1-da Luulyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.