Madaxweyne Waare : Golaha Iskaashiga dowlad gobolleed-yada looma aas-aasin in uu mucaarado dowladda

0
36

Sabti, October, 13, 2018 (HOL)-Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa siweyn uga soo horjeestay go’aamadii ugu danbeeyay ee ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada, gaar ahaan magacaabista afhayeenka cusub ee Golaha.




SOURCE: Madaxweyne Waare : Golaha Iskaashiga dowlad gobolleed-yada looma aas-aasin in uu mucaarado dowladda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.