Madaxweyne Waare oo Isku-Shaandheyn ku sameynaya Golihiisa Wasiirada

0
36

Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in lagu wado in saacadaha soo socda uu Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu Isku-Shaandheyn ku sameeyo Golihiisa Wasiirada. Madaxweyne Waare ayaa Maanta gaaray Magalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle,isaga oo maalmihii la soo dhaafay howlo Shaqo u joogay Magalada Muqdisho. Gelinkii dambe ee […]




SOURCE: Madaxweyne Waare oo Isku-Shaandheyn ku sameynaya Golihiisa Wasiirada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.