Madaxweyne Waare oo ka jawaabay sababta is badalka joogtada ah loogu sameeyo maamulka gobolka Hiiraan

0
43

Axad, July, 14, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii ugu horeysay goob fagaaro ah ku soo hadal qaaday su’aal in badan ay is-weydiinayeen bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan taasoo ah sababta keenta isbadallada joogtada ah ee lagu sameeyo maamulka gobolka Hiiraan?




SOURCE: Madaxweyne Waare oo ka jawaabay sababta is badalka joogtada ah loogu sameeyo maamulka gobolka Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.