Madaxweyne Waare oo ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkii Hoteel Cas-caseey ee magaalada Kismaayo

0
46

Sabti, July, 13, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Dowladda gobolleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, qoysaska iyo eheladii ay ka baxeen dadkii rayidka ahaa ee ku dhintay weerarkii Al-shabaab ee shalay lagu qaadey Hoteel Cas-caseey ee magaalada Kismaayo.




SOURCE: Madaxweyne Waare oo ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkii Hoteel Cas-caseey ee magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.