Madaxweyne Waare oo ka tacsiyeeyay dilka xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle

0
36

Khamiis, November, 08, 2018 (HOL)– Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay Qarax miino oo magaalada Muqdisho maanta lagu dilay xildhibaan ka tirsanaa mudanayaasha baarlamaanka Hirshabeelle oo lagu magacaabi jiray Cabdiweli Maxamed Ibraahim.




SOURCE: Madaxweyne Waare oo ka tacsiyeeyay dilka xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.