Madaxweyne Waare oo magaalada Beledweyne kula kulmay saraakiisha ciidamada AMISOM

0
114

Sabti, Janaayo, 04, 2020 (HOL)- Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay saraakiisha howlgalka midowga Africa ee ku sugan gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne.




SOURCE: Madaxweyne Waare oo magaalada Beledweyne kula kulmay saraakiisha ciidamada AMISOM

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.