Madaxweyne Xaaf oo amar siiyay Ciidamada Booliska Galmudug

0
118

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa bogaadiyay Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, oo ay Maanta u dabaal dagaya sanad guuradii 75-Aad ee kasoo wareegtay markii la Aasaasay. Madaxweyne Xaaf waxa xusay in Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka Amniga, waxa uu si gaar ugu mahad celiyay Ciidamada Booliiska Galmudug, […]




SOURCE: Madaxweyne Xaaf oo amar siiyay Ciidamada Booliska Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.