Madaxweyne Xaaf oo ka horyimid qorshaha dhismaha Galmudug

0
93

Jimco, Janaayo, 03, 2020 (HOL)- Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka hor yimid dhismaha maamulka cusub ee Galmudug ee heerka gabagabada ah maraya.




SOURCE: Madaxweyne Xaaf oo ka horyimid qorshaha dhismaha Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.