Madaxweyne Xaaf oo kulan la qaatay Maamulka iyo Saraakiisha Amniga Gaalkacyo

0
270

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Maanta waxaa lagu soo dhaweeyey Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne Xaaf ayaa maalmahaan ku sugnaa Magalada Muqdisho,waxaana maanta markii uu gaarey Gaalkacyo soo dhaweeyey Mamulka degmada Gaalkacyo,Saraakiisha Ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magalada Gaalkacyo. Soo dhaweyn […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Xaaf oo kulan la qaatay Maamulka iyo Saraakiisha Amniga Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.