Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Hirshabeelle oo hambalyo u diray Madaxweyne Saciid Deni

0
66

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa hambalyo diray Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid C/llaahi Deni, isagoo u rajeeyay inuu alle la garab galo xilka loo doortay. “Waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa shacabka iyo Madaxweynaha cusub ee loo doortay Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni, doorashadan waxay muujineysaa horumarka laga gaaray dimoqraadiyada, in […]




SOURCE: Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Hirshabeelle oo hambalyo u diray Madaxweyne Saciid Deni

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.