Madaxweynihii Bankiga Aduunka oo si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu is casilayo

0
260

Talaado, Janaayo, 08, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Bangiga Adduunka Jim Yong Kim ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu xilkaasi iska casilayo kadib markii uu jagadaasi hayay muddo lix sanadood ah.




SOURCE: Madaxweynihii Bankiga Aduunka oo si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu is casilayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.