Madaxweynihii hore ee DDS oo ka hadlay sababta keentay in la xiro iyo dacwadaha loo heysto

0
146

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hadalkaasi ka sheegay mar shalay la soo taagay Maxkamadda Federalka ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba, waxaana lagu soo oogay dembiyo badan oo ay ku jirto inuu ka dambeeyey dagaal-beeleedyo ka dhacay Kilinka 5-aad. Mar uu Garsooraha Maxkamadda wax ka weydiiyey Cabdi Maxamuud Cumar inuu fahamsan yahay Dacwadaha loo […]




SOURCE: Madaxweynihii hore ee DDS oo ka hadlay sababta keentay in la xiro iyo dacwadaha loo heysto

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.