Madaxweynihii hore ee Faransiiska oo sharxay Hawlgalkii fashilmay ee lagu soo furan lahaa Sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka oo ay Alshabaab horey u qabteen

0
325

Madaxweynihii hore ee dalkaasi, François Hollande oo xilka ka degay muddo haatan laga joogo wax ka yar hal sanno waxa uu qoray Buug uu kaga hadlay sababihii loogu fashilmay Gurmadkii Milliteri ee ay Ciiddamo Faransiis iyo kuwo Mraaykan ah ku doonayeen inay ku soo furtaan Sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka oo la oran jirey Denis Alex , kaasi oo ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynihii hore ee Faransiiska oo sharxay Hawlgalkii fashilmay ee lagu soo furan lahaa Sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka oo ay Alshabaab horey u qabteen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.