Madaxweynihii hore ee Koonfurta Kuuriya oo lagu xukumay 15 sano oo xariga ah

0
35

Sabti, October, 06. 2018 (HOL) – Madaxweynihii hore ee dalka Koonfurta Kuuriya Lee Myung-bak ayaa lagu xukumay 15 sano oo xariga ah kadib markii lagu soo eedeeyay musuqmaasuq.




SOURCE: Madaxweynihii hore ee Koonfurta Kuuriya oo lagu xukumay 15 sano oo xariga ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.