Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo Safiirka Qatar oo ku kulmay Muqdisho

0
73

Safiirka Qatar ee Soomaaliya Ambasaddor Xasan Xamza ayaa maanta waxaa uu hoyga uu ka degan yahay muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Xasan oo maalmahaan mas’uuliyiin kala duwan ku qaabilayey hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ayaa siweyn u soo dhaweeyey,waxaana dhexmaray […]




SOURCE: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo Safiirka Qatar oo ku kulmay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.