Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

0
61

Waxaa Goordhow Magalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,iyada oo siweyn loo soo dhaweeyey. Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyey,xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiro iyo Mas’uuliyiin kale. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaalkiisa Muqdisho,waxaa ka soo baxaya warar kala duwan,waxaana […]




SOURCE: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.