Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

0
76

Khamiis, August, 30, 2018 (HOL)–Subaxnimadii hore ee saakay waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray sanad iyo dheeraad oo uu dalka dibeda uga maqnaa kaddib madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.




SOURCE: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.