Magaalooyin ka tirsan dalka Jabuuti oo biyo la’aan soo wajahday

0
141

Wararka naga soo gaaraya dalka Jabuti ayaa sheegaya in biyo la’aan xoog lihi ay soo wajahday dadka ku nool degmada Balbala ee magaalada Jabuti. Biyo la’aantani ayaa kusoo beegantay xilli cimilada magaalada Jabuti ay aad u kulushahay. Dhibaatadani biyo la’aanta ayaa waxaa ka hadlay agaasimaha Waaxda Maareynta Biyaha ee Wakaaladda Biyaha Djibouti, Ridwan Cabdillahi Bahdoon,waxaana […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Magaalooyin ka tirsan dalka Jabuuti oo biyo la’aan soo wajahday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.