Magangelyo-doon laga soo tarxiilay dalka Jarmalka oo is-dilay.

0
319

Nin u dhashay dalka Afganistan oo 23-jir ah ayaa la sheegay inuu isku dilay Hoteel ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kabul, kadib, markii Ninkaasi dhawaan laga soo tarxiilay Jarmalka. Ninkaasi waxa uu ka mid ahaa ku-dhawaad 70 dhallinyaro Afgaanistan oo ay Dowladda Jarmalka u diiday Magangelyo, kuwaasi oo dib loogu celiyey dalkooda hooyo. Marxuumka is-dilay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Magangelyo-doon laga soo tarxiilay dalka Jarmalka oo is-dilay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.