Magufuli oo xilka ka qaaday qaar ka mid ah golaha wasiirada

0
286

Madaxwaynaha dalka Tanzaniya John Magufuli, ayaa xilka ka qaaday wasiirada beeraha iyo ganacsiga waxa uuna ku hanjabay in uu militariga uu daadgureyn doono taasi oo looga gol leeyahay in lagu xaliyo dhibaatada haysata beeraleyda dalaga Cashew nuts loo yaqaano. Dhoofinta dalagan ayaa ka mid ah waxyaabaha uu qarashaadka badan ka so galo dalka Tanzaniya ,balse […]




SOURCE: Magufuli oo xilka ka qaaday qaar ka mid ah golaha wasiirada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.