Maleeshiyadda Xuutiyiinta Yemen oo sheegay inay joojinayaan Duqeymaha ay ka geystaan Badda Cas.

0
419

Hoggaamiyaha Kooxdaasi, Maxamed Cali Al-xuuti ayaa soo saaray Qoraal uu ku sheegay inay waqti xadidan joojinayaan Duqeymaha lala beegsado Maraakiibta laga leeyahay dalalka Isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka kula jira Maleshiyadaasi. Hoggaamiyahaasi waxa uu sheegay in Go’aankaasi looga dan leeyahay in lagu taageero Dadaalka Siyaasadeed ee lagu xalinayo Colaadda Yemen, balse ma sheegin inay si dhaqso […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maleeshiyadda Xuutiyiinta Yemen oo sheegay inay joojinayaan Duqeymaha ay ka geystaan Badda Cas.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.