MAN CITY OO SHAACISAY GOORTA AY DHAMAYSTIRAYSO HESHIISKA JORGINHO.

0
120

kooxda kubada cagta ee Man City ayaa waxa ay si rasmi ah u shaacisay goorta ay  Dhamaystiri doonaan Saxiixa Xidiga Napoli Jorginho.

Pep Guardiola ayaa waxaa uu fahansan yahahy in xidigan ugu damayn uu soo gaba gabayn karo heshiiskiisa maalinka isniinta ah ee nasoo aadan oo xulka Talyaaniga ay ciyaari doonaan kulan saaxiibtinimo.

Warar kale oo ay daabacayaan warbaahinada qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in wakiilka Jorginho uu rajo wanaagsan ka muujiyay in Napoli aysan soo diidi karin Dalabka ay usoo gudbisay Man City.

Jorginho aad ayuu ugu dhawyahay ku biirista Man City waxaana naftad ahaantiisa uu siwayn u danaynaynayaa in uu mar uun xirto Funaanada kooxdan ay ku ciyaarto.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.