MAN CITY OO XIDIG MUHIIM AH KA DOONAYSA NAPOLI.

0
175

Macalin Pep Guardiola  ayaa wada dadaalo dheeraad ah oo ku aadan in kooxda uu keeno xidigo baahi badan ay u qabto isagoona Qorshaynaya in xili ciyaareedka nasoo aadan ay soo bandhigaan  Bandhig  lamid ah kii Xili Ciyaareedka dhawaan dhamaaday ay soo ban dhigeen.

Man City ayaa Dalab Rasmi ah ka gudbisay xidiga Jorginho  oo Khadka Dhexe uga  ciyaara Kooxda Napoli ee Jorginho ayaa waxaana haatan ay soo bandhigeen in ay ku doonayaan  saxiixiisa 45 milyan.

Xidigan oo kasoo jeeda dalka Talyaaniga  ayaa sidoo kale waxaa uu qaadan doonaa sanadkii 4 mliyan oo aysan qusayn Can shuurta laga jarayo.

Xidigan oo waayo wanaagsan kusoo qaatay kooxdan ayaa waxaa uu aad u danaynayaa in uu ku biiro kooxda guulaysteyaasha Premier Leage ee Man city.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.