|

Man United Mise PSG: Ander Herrera Oo Ugu Dambayn Go,aamiyay Mustaqbalkiisa Heshiisna La Gaadhay Koox

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Man United ee Ander Herrara ayaa meel saaray Mustaqbalkiisa sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka England.
Xiddiga reer Spain ee 29 jirka ah ayaa lagu soo waramayaa in uu heshiis hordhac ah la gaadhay kooxda PSG isaga oo si xor ah ugu biiri doona dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Heshiiska xiddiga ee Man United ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana uu xor u yahay in uu wadahadalo la qaato kooxaha ka baxsan dalka England.
Kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in ay Herrera miiska u saartay lacag dhan 170 kun oo Gini todobaadkii si ay ugu qanciyaan in uu isaga tago Old Trafford.
Wargayska Daily Record ayaa haatan sheegaya in uu Herrera go,aansaday in uu soo afjaro 5-tii sano ee uu joogay Man United heshiisna la gaadhay kooxda PSG.
Inkasta oo uu Ole Gunnar Solskjaer doonayo in uu xiddigii hore ee Atletic ku sii hayo kooxda hadana maamulka United ayaa diiday dalabka 200 ee kun ee Gini ee uu mushaharka u doonayo kooxda iyaga oo go,aansaday in uu isaga tago kooxda.

SOURCE: Man United Mise PSG: Ander Herrera Oo Ugu Dambayn Go,aamiyay Mustaqbalkiisa Heshiisna La Gaadhay Koox

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application