Maqal: DFS Iyo Hirshabelle Oo Loogu Baaqay Furista Waddooyinka Gala Buulo-burde, Hiiraan

0
40

Xildhibaan Maxamed Colaad Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay xaaladda degmada Buul-burde ee gobolka Hiiraan, kadib booqasho uu ku tagey degmadaasi.
Wuxuu tilmaamay xildhibaanka inuu la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada, ayna u sheegeen in dhibaatooyin badan ay qabaan.
Waxa uu sheegay xildhibaanka in cabashada ugu weyn ee ay qabaan shacabka ay tahay waddooyinka soo gala degmadaasi oo u xiran Al-shabaab.
Dowladda dhexe iyo maamulka Hirshabelle ayuu ugu baaqay iney u gurmadaan shacabka Buulo-burde iyo sidoo kale iney furaan waddooyinka xiran.
Halkaan hoose ka dhageyso:


Goobjoog News




SOURCE: Maqal: DFS Iyo Hirshabelle Oo Loogu Baaqay Furista Waddooyinka Gala Buulo-burde, Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.