Maraykanka oo dalkiisa udiiday filim sameeye reer Syria oo u sharraxan abaal marinta Oscar

0
171

Khamiis, Janaayo, 02, 2020 (HOL)- Maraykanka ayaa fiisihii dal ku gal u diiday filim sameeyaha reer Syria Feras Fayyad, isagoo loo tixgalinayo inuu yahay ninka ku guulaysan kara abaalmarinta Oscar ee la bixinayo sannadkaan 2020.




SOURCE: Maraykanka oo dalkiisa udiiday filim sameeye reer Syria oo u sharraxan abaal marinta Oscar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.