Maraykanka oo dhimay tirada qaxootiga uu qaabilo

0
306

Talaado, September, 18, 2018 (HOL) –Madaxweynaha Marekanka,Donald Trump ayaa hoos u dhigay tirada qaxootiga ee dalkiisu qaabilayo sannadka 2019 , wuxuu qorsheeyay tiro 30,000 qaxooti ah taas oo ka dhigeysa tiradii ugu yareyd ee Marekanka uu qaabilo.




SOURCE: Maraykanka oo dhimay tirada qaxootiga uu qaabilo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.