Maraykanka oo dib loogu celinayo Haraaga maydadka Askartii looga dilay Dagaalkii Kuurya.

0
254

100 Naxash oo ay ku jiraan haraagga maydadkaasi ayaa la filyaa in berrito laga qado Waqooyiga Kuurya, si loogu celiyo dalka Maraykanka. Wakaalladda Wararka Koonfurta Kuurya ee YONHAP ayaa sheegtay inay ilo Diplomaasi u xaqiijiyen inay Dowladda Waqooyiga Kuurya oggolaatay in sanaadiiqda maydadka Askartii Maraykanka dib loogu celiyo Maraykanka. Diyaarad xamuul oo ay milliteriga Maraykanka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maraykanka oo dib loogu celinayo Haraaga maydadka Askartii looga dilay Dagaalkii Kuurya.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.