Maraykanka oo digniin u diray muwaadiniintiisa ku sugan Imaaraatka Carabta

0
130

Talaado, Janaayo, 07, 2020 (HOL)- Safaaradda Mareykanka ee UAE ayaa maanta oo talaado ah soo saartay digniin dhinaca amniga ah, iyada oo uga digtay muwaadiniinteeda xiisadaha kacsan ee ka jira gobolka.




SOURCE: Maraykanka oo digniin u diray muwaadiniintiisa ku sugan Imaaraatka Carabta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.