Warbaahinta Dowladda Raashiya ayaa maanta sheegtay inay Maraykanka qorsheynayaan inay Diyaaradaha B 61 geeyaan Saldhigyadda Isbahaysiga NATO ku leeyihiin Qaaradda Europe oo ay Turkiga ka mid tahay. Wakaalladda Wararka Dowladda Raashiya ee RIA waxay sheegtay inay Dowladda Maraykanka sii wadaan inay maalgeliyaan Hubka sida xooggan wax u gumaada, iyadoo la filayo in Saldhigyadda NATO ee […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Maraykanka oo la sheegay inuu Turkiga u dirayaan Diyaaradaha xambaara Nukliyeerka ee B 61