Maraykanka oo sheegay in duqeyn uu ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

0
129

Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga  Qaaradda Africa ee AFRICOM  ayaa  sheegay inay 6 ka tirsan Alshabaab ku dileen hal Duqyen oo bishan 8-dii ka dhacday Deegaanka Yaaq Baraawe oo ka tirsan Gobalka Baay, sida lagu sheegay Hadal-qoraal oo ay AFRICOM soo saartay. AFRICOM waxay kaloo sheegtay inay duqeyntaasi ku burburiyeen Gaari Tekniko ah oo ay […]




SOURCE: Maraykanka oo sheegay in duqeyn uu ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.