Maraykanka oo ugu baaqay dalalka Khaliijka inay joojiyaan Faragelinta Somalia.

0
358

Taliyaha Taliska Ciiddanka Maraykanka ee ka hawl-gala Qaaradda Afrika ee (AFRICOM),  General Thomas Waldhauser waxa uu soo saaray Hadal-qoraal oo uu kaga hadlay Arrimaha Somalia iyo Ammaanka Geeska Afrika. Waxa uu tilmamaay inay ka walaacsan yihiin Faragelinta ay Dowladda Khaliijka ee Is-khilaafsan ku hayaan Arrimaha Gudaha ee dalka Somalia. J eneralka oo haatan socdaal ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maraykanka oo ugu baaqay dalalka Khaliijka inay joojiyaan Faragelinta Somalia.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.