Marekanka oo $12 milyan ku maalgalinaya dib u dhiska garoonka diyaaradaha Biladoogle

0
37

Sabti, October, 06. 2018 (HOL) – Dowladda Marekanka ayaa dib u dayactir deg deg ah ku sameynaysa halka diyaaradaha ku soo dagaan ee garoonka Biladoogle, iyadoo mashruucan la sheegay inay ku baxeyso 12 milyan oo dollar.




SOURCE: Marekanka oo milyan ku maalgalinaya dib u dhiska garoonka diyaaradaha Biladoogle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.