Marekanka oo cunaqabateyn saaraya Turkiga

0
29

Axad, July, 14, 2019 (HOL)-Marekanka ayaa iskudayaya inuu ku ciqaabo dowladda Turkiga go’aanka ay ku iibsatay gantaallada nidaamka difaaca ee S 400 oo dalka Ruushka lagu farsameeyo, sida uu ku warramay wargeyska Bloomberg ee ka soo baxa Maraykanka.




SOURCE: Marekanka oo cunaqabateyn saaraya Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.