Marekanka oo ku eedeyay dalka Shiinaha faragalinta doorashada Congress-ka

0
138

Khamiis, September, 27, 2018 (HOL) –Madaxweynaha Marekanka, Donald Trump ayaa ku eedeyay dalka Shiinaha inuu dadaal ku bixinayo doorashada Congresska ee dhacaysa bisha November inuu ku guul-daraysto xisbiga uu ka tirsanyahay ee Jamhuurigu.




SOURCE: Marekanka oo ku eedeyay dalka Shiinaha faragalinta doorashada Congress-ka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.