Mareykanka iyo Ingiriiska oo eedeeymo kulul ujeediyay Ruushka iyo Syria

0
45

Sabti, December, 08, 2018 (HOL)-Dowladaha Mareykanka iyo Ingriiska ayaa ku eedeeyey Dowladda Siiriya iyo Xulufadeeda ee Ruushka in ay been abuurteen wararka sheegaya in kooxaha falaagada dalkaasi Siiriya ay sunta Kiimikada ah ay u adeegsadeen dad shacab ah,taasi oo ay wax kama jiraan ku tilmaameen.




SOURCE: Mareykanka iyo Ingiriiska oo eedeeymo kulul ujeediyay Ruushka iyo Syria

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.