Mareykanka oo Ciidamo u daad-gureeyey Dal laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Dibadbaxyo xoogan

0
96

Madaxweyne Donald Trump waxa uu shalay u sheegay Kongareeska dalkiisa in Ciiddamo Maraykan ah loo daad-gureeyey dalka Gaaboon, cabsi laga qabo dibadbaxyadda rabshadaha wata ee ka socda dalka Koongada Dimuqraadiga. Waxa uu sheegay in ciiddankii u horreeyey oo ka kooban 80 Askari ay Arbacadiigaareen dalka Gaaboon, si ay u badbaadiyaan Muwaadiniinta Mraaykanka iyo dhismayaasha Diplomaasiyadda, […]




SOURCE: Mareykanka oo Ciidamo u daad-gureeyey Dal laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Dibadbaxyo xoogan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.