Mareykanka oo dhaqaalaha ka jaranaya hay’ad taageerta Falastiyiniinta

0
60

Mareykanka ayaa hakinaya dhammaan dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga Falastiyiniinta. Warbixin qoraal ah oo ay soo saartay waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu gebi ahaanaba hakinayo lacagta uu ugu deeqo hay’addaasi Qaramada Midoobey ee qaxootiga Falastiyiniinta ee UNRWA. Heather Nauert oo ah afhayeenka waaxda arrimaha […]




SOURCE: Mareykanka oo dhaqaalaha ka jaranaya hay’ad taageerta Falastiyiniinta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.