Mareykanka oo dhimaya Ciidamada ka jooga Afrika

0
90

Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ayaa eegaysa in ciidamada kamandosta ee Maraykanka ay kala soo baxdo dalka Niger, isla markaana ay soo xirto badi xeryaha ay deggan yihiin ciidamada aragixiso la dirirka ee qaaradda Afrika, sida laga soo xigtay wargeyska The New York Times. Saraakiil wasaaradda ka tirsan ayaa wargeyska u sheegay in xeryaha militariga […]




SOURCE: Mareykanka oo dhimaya Ciidamada ka jooga Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.