Mareykanka oo dilay Jeneraal Qasem Soleiman oo lafdhabar u ahaa dowladda Iran

0
215

Jimco,Janaayo, 03, 2020 (HOL)-Madaxii Ciidamada xulka ah ee Quds Force ee Iran, General Qassem Soleimani, ayaa aroortii hore ee subaxnimadan jimcaha ah lagu dilay duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Magaalada Baqdaad, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciraaq.




SOURCE: Mareykanka oo dilay Jeneraal Qasem Soleiman oo lafdhabar u ahaa dowladda Iran

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.