Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

0
241

Khamiis, December, 06, 2018 (HOL)–Taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa qoraal uu soo saaray ku faah faahin duqeyn cirka ah oo ka geysteen deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan degmada Awdheegle.




SOURCE: Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.